REKLAM

Somaliland i Uppsala

Våren 2009 Läxläsning Lördagar kl 13-16 Körkortsteori Lördagar kl 16.15-17.45 Muffinsklubben,Lördagar kl 17-20 barn och ungdomar. Danskickoff 14/2. En lördageftermiddag då vi provar olika danser. Line dance, bugg och foxtrott. Finns intresse startar vi grupper efter dagen. Anmälan till hakanwester@bredband.net

Diverse

XML Feeds

Vad är RSS?

Vem är Online?

  • Guest Users: 2

powered by
b2evolution


Ururka Hangool Oo Xaflada 26jun Usoo Ababuley Kulan Caruurta

Ururka Hangool Oo Xaflada 26jun Usoo Ababuley Kulan Caruurta

Dhawaan waxaa ku qabsadey magalada Stockholm shirkoodii ugu horeeyey Ururka Hangool ungdomsforening oo ah urur cusub oo ay dhawaan sameeyeen dhalinyaro Somalilander ah oo ku dhaqan dalka Sweden.

Ururka ayaa 29may 2009 isugu yimi kulan lagu lafo gurey sidii wax looga qaban lahaa ururkuna u noqon lahaa mid caawiya dhalinyarada Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden,dhalinyarada oo ka koobneyd 20 xubnood oo isaga kala yimi magaaloyinka Uppsala Iyo Stockholm ayaa aad uga dooday dhibaatooyinka lasoo darsa dhalinyarada iyo mustaqbalkooda,waxaa kaloo dooda lagu soo bandhigey iney lagama maarmaan tahay in dhalinyaradu wakhtigani uu yahay wakhtigoodii isla markaana ay ka mid noqdaan ururada dhalinyarada ee dantooda iyo dalkoodaba waxtarka u leh.

Kulanka ayaa dhalinyaradu waxa ay aad ugu mahad celiyeen dadkii caalamka kala soo xidhiidhey ee ku dhiiri galiyey dadalka ay ku jiraan.

Kulankaa ayaa waxaaybihii kasoo baxay waxaa kamida ahaa Ururkuna uu usoo diyaariyeen xaflada 26-jun 2009 caruurta Somaliland ee ku dhaqan casimada Stockholm iyo nawaaxigeeda kulan caruureed xiiso badan sacadu markey tahay 12.00 ilaa 18.00,waxaanu ururku wargalinyaa walidiinta iney caruurtooda diwaan galiyaan lana xidhiidhaan e-mailka.

hodan_keise@hotmail.com ama Amiin Mohamed:aminmohamed85@hotmail.com
telefon: 0765824914

Permalink 01:12:14, av ahmed, 184 ord, 257 views   Swedish (SE)
Kategorier: Projektet Flexibelt Lärandet

Kommentarer, Pingbacks:

Inga Kommentarer/Pingbacks på denna post ännu...

This post has 2 feedbacks awaiting moderation...

Kommentera:

Din e-post-adress kommer inte att visas på denna webbplats.
Din URL kommer att visas.

Tillåtna XHTML-taggar: <p, ul, ol, li, dl, dt, dd, address, blockquote, ins, del, span, bdo, br, em, strong, dfn, code, samp, kdb, var, cite, abbr, acronym, q, sub, sup, tt, i, b, big, small>
(Radbrytningar blir <br>)
(Set cookies for name, email and url)
(Allow users to contact you through a message form (your email will NOT be displayed.))