Våren 2009 Läxläsning Lördagar kl 13-16 Körkortsteori Lördagar kl 16.15-17.45 Muffinsklubben,Lördagar kl 17-20 barn och ungdomar. Danskickoff 14/2. En lördageftermiddag då vi provar olika danser. Line dance, bugg och foxtrott. Finns intresse startar vi grupper efter dagen. Anmälan till hakanwester@bredband.net
Habiba och Abdikhadir är programledare för barnprogrammen.
Radio Somaliland Uppsala 070525
Veckans nyheter från Somaliland och Sverige
Dabaaldagii munaasabada 18 may iyo Caasimada Sweden
Waxa habeenkii xalay ee Jimcaha ee bishuna ahayd 18 May xaafada Husby ee magaalo madaxda Sweden Stockholm ka dhacay xaflad si wey loo soo agaasimay, xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen Daladda guud ee Jaaliayadaha Somaliland, Jaaliyadda Stockholm iyo Jaaliyadda dhalinyarada Somaliland.
Munaasabadaa waxa ka soo qeyb galay dad fara badan oo ka kala yimi Stockholm iyo magaalooyin kale oo wadanka Sweden ka kala yimi.
Xafladaa waxa hadalo soo dhawey iyo mahad naq ka jeediyey Xoghayaha Daladda jaaliyaddaha Somaliland Ibraahim Aadan oo barnaamijkaa daadahaynayey, intaa ka dib waxa uu Ibraahim ku soo dhaweeyey Sheekh iidaan oo Aayado Quraanka Kariimka ah ku firay barnaamijka.
Quraanka ka dib waxa lagu soo dhaweeyey Gabadha la yidhaahdo Birgitta Olsson oo ku jirta baarlamanka Sweden gaar ahaan gudidda arimaha dibada, Birgitta waa dadka baarlamanka ku jira ee u ololeeya qadiyada Somaliland, Birgitta waxay ugu horey mahad naq u soo jeedisay dadkii iyo sidii loogu soo casuumay munaasabadan waxaanay tiri waxaan ku faraxsanahay in aan idinkala qeyb galo munaasabadan 18 May, waxay ku dheeraatay Dimuqraadiyada ka hirgashay Somaliland iyo bislaanshaha ay maamulka Somaliland uu muujiyo marka lagu canaanto khaladaadka ka dhaca. Waxaanay xustay mar ay Somaliland tagtay oo ay doorasho ka socotay waxaanay sheegtay in ay ka mabsuuday siday Doorashadaasi u dhacday, waxaanay tidhi waa in ay Dawlada Sweden kaalmo u fidisaa Somaliland, waxaanay xustay in doorashooyinka soo socda sidooda loo qabto oo aan wax carqalad ah la galin.
Waxay hadalkeeda ku soo gabagabeysay in maalin maalmaha ka mid ah goobtan aan ka wada xusi doono Somaliland oo ah dal xor ah.
Waxa isna halkaa ka hadlay Gudoomiyaha cusub ee Daladda guud ee Jaaliyaddaha Somaliland ee Sweden Zakariye Xasan Wacays, waxa uu marka hore gudoomiyuhu u mahad naqay dadkii qabanqaabinta iyo isku duba ridka lahaa. Ka dib waxa uu ka waramay shirkii Daladda guud ee jaaliayaddaha ee lagu qabtay Göteborg iyo wixii ka soo baxay oo ah gudiddan cusub, waxa uu ku dheeraaday midnimo iyo wada shaqayn in ay ka dhaxayso dhamaan Jaaliyaddaha iyo in ay Daladdu doonayso isku keenimda iyo wax wada qabsiga jaaliyaddaha. Waxaanu aad u canaantay Jaaliayada Stockholm oo aan sidii la doonayey u shaqeyn. Waxaanu dadkii halkaa iskugu yimi u sheegay in ay Dalad ahaan wax la qabanayaan reer Stockholm oo ay ugu horeyso dib u hagaajinta qaab dhismeedka Jaaliyadda Stockholm iyo sidii loogu heli lahaa goob ay iskugu yimaadaan xubnaheedu oo ay danahooda ku qabsadaan.
Waxa isna halkaa hadalo kooban ka jeediyey Gudoomiyaha Jaaliyada Stockholm oo sheegay in hadalka intii uu odhan lahaaba yidhi Zakariye waxa uu intaa ku daray in wax qabadka jaaliyaduhu noqdo mid muuqda.
Waxa isna halkaa ka hadlay Axmed Cabdi oo si kooban uga hadlay taariikhdii SNM iyo siday ku timi maalintan 18 May.
Waxa isna halkaa ka jeediyey hadal yar oo kooban oo ku saabsan 18 May Xasan Saleebaan oo sheegay in ay 18 May ku timi halgan dheer oo ay naf iyo maalba ku waayeen kumaankum reer Somaliland ah. Xasan waxa uu xusay buug aad uga waramaya siday ku timi la soo noqoshadaas xornimado oo uu yidhi waxa la yidhaahdaa ” Government war agains own people” dawladii dadkeeda dagaalka la gashay, waxuuna hadalka ku soo dhameeyey halgankii UFO iyi SNM.
Amino Milgo oo ka hadashay kaalinta haweenka Somaliland ku leeyihiin horumarka iyo nabad galyada dalka waxaanay xustay Dalada Nagaad oo kulmisa ururo badan oo Haweenka Somaliland waxaanay xustay in ay door weyn ka qaateen wax ka qabashadii shaqaaqadii ka dhacday Daroor
Waxa isna ogeysiis ku saabsan imaan shaha Madax weynaha Somaliland uu ku imanayo Sweden dadweynihii halkaa iskugu yimi siiyey Caydaruus Sh. Aadan oo qaban qaabada imaanshah Madaxweynaha wada, Caydaruus waxa uu shaaca ka qaaday in Madaxweynuhu imanayo bisha Juun ee fooda inagu soo haya hadii Ilaahay ydhaahdo.
Imaanshah madaxweynaha ee Sweden waxay leedahay ahmiyad gaar ah sababtoo ah Sweden waxay ku jirtaa kooxda aduunku u igmaday arimaha Soomaaliyaa (Kontakt Group) iyo Sweden oo bishii labaad ee sanadkan sheegtay in ay Somaliland ula dhaqmayso maamul gaar ah
Waxa kale oo iyana halkaa ka hadlay ururka dhalinyarada, sadexda xisbi qaran iyo xubno kale oo halkaa joogay.
Guud ahaan jawiga munaasabado aad ayey u fiicnayd waxaanad arkaysay quruxda dad ku labsnaa calanka iyo calamo meesha lagu xardhay, waxa iyan xusid mudan Haweenka oo dadka ku casuumay macmacaan iyo sharaab oo ay taas mahadeeda leeyihiin, waxa iyana aan meesha ka madhnayn saxaafada oo halkaa joogtay, wax isna halkaa joogay Nin Soomaaliya ka socda oo gargaar u ururinayey dadka dhibaatadu ku haysato duleedka Xamar ee dhibaataysan, waxaany dadku si hagar la’aana u bixiyeen wixii ay karayeen waxa uu ninkaasi gabagabadii u mahad naqay dadkii oo uuna sheegay in ay doonayaan in ay sida Somaliland u xorawday ay iyana u xoroobaan halkaasna loogu sacabiyey.
Därför blir det ingen uppdatering av hemsidan den här veckan.
Håkan

XOGHAYAHA GUUD EE URURKA DALAAYADA GUUD EE JAALIYADAHA REER SOMALILAND EE SWEDEN MUDANE IBRAHIM A. ADAN IYO DHAMAAN MADAXDA URURKA, GUDOOMIYAHA DALAAYADA URURADA DHALINYARADA REER SL EE SWEDEN MUDANE ABDIHAKIM IYO MADAXDA KALE EE URURKA, GUDOOMIYAHA JAALIYADA REER SL EE STOCKHOLM OSMAN ISMAIL ADAN, WAXAY UGU BUSHAARAYNAYAA DHAMAAN DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN GOBOLKA STOCKHOLM IYO NAWAAXIGIISA, IN DABAALDEGII MAALINTII AYNU LAYSOO NOQONAY MADAXBANAANIDEENII IYO QARANNIMADEENII AY KA DHICIDOONTO STCOKHOLM,
DABAALDEGAN OO AH MID SI WEYN LOO SOO AGAASIMAY OO AY KA SOO QAYBGELIDOONAAN MADAX KA SOCOTA GOLAHA BAARLAMAANKA SWEDEN SIDA XILDHIBAAN BIRGITTA OHLSSON OO KATIRSAN XUSBIGA LIBERAALKA SWEDEN FOLK PARTIET, MADAX KA SOCOTA GOLAHA DEGAANKA STOCKHOLM IYO HAYDAHA DEEQDA BIXIYA IYO SIDOO KALE MADAXDA ASXAABTA QARANKA SOMALILAND EE SWEDEN, MADAXDA JAALIYADAHA SL, WAXAGARADKA IYO AQOONYAHANADA, HAWEENKA IYO DHALINYRADABA AYAA DHICIDOONTA MAALINTA JIMCAHA EE 18 MAJ 2007.
SIDOO KALE FAANAANIIN IYO JILAAYO AYAA HABEENKAA U DIYAAR AH MAAWEELADA.
HADABA DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN GOBOLKA STOCKHOLM IYO NAWAAXIGIISA WAXAA LA OGEYSIINAYAA IN DABAALDEGU KA DHICI DOONO, XAAFADA HUSBY, QOLKA XAFLADAHA EE LA YIDHAAHDO HUSBYTRÄFF. XILIGU WAA AFARTA GALABNIMO ILAA LABADA HABEENNIMO 16:00 - 02:00.
HADABA HAMOOGAANINA OO HAKA MAQNAANINA MAALINTAAS TAARIIKHIGA AH, KUNO SOO DHAWAADA QALBI FURAN IYO NIYAD FARAXSAN.
MAANTA, MAANTA, MAANTA WAA MAALIN WEYNE MAANTA, MAANTA, MAANTA, MAANTA MADAXEENBAANAANE MAANTA.
WIXII WARBIXIN AH KALA SOO XIDHIIDH MUDANAYAASHAN HOOS KU XUSAN
Ibrahim A. Adan
0737- 02 96 27
ibrahimadan@gmail.com
Osman Ismail Adan
0704 - 99 67 91
Ibrahim Shaakir
0739 - 12 43 21
MAHAD ILAAHAYBAA ISKA LEH, HANOOLAATO SOMALILAND
Stockholm 12/5-2007
IBRAHIM A. ADAN
Xoghayaha guud ee ururka dalaayada reer Somaliland ee Sweden
Vi har fått upp den somaliska översättningen på länkarna och vår korta introtext. Men vi behöver mer tid med gränssnittet för radio/tv. Förhoppningsvis hinner vi fixa det under veckan.
Habiba och Abdikhadir är programledare för barnprogrammen.
Radio Somaliland Uppsala 070511
Veckans nyheter från Somaliland och Sverige
Vi bygger just nu om en del på vår hemsida och allt kanske inte fungerar perfekt med en gång. Men vi skall ha den uppe på allvar till på söndag 13/5.
Waraysiyo iyo qudbado xiiso badan oo aanu kula yeelaynay maalin sabtida aheyd ee bisha abriilna ahay 28ka oo kusaabsan mudaaharaad kii weynaa ee lagu taageerayay qadiyada somaliland taas ka dhacday magaalada Stokholm ee wadanka Sweden.
Habiba och Abdikhadir är programledare för barnprogrammen.
Radio Somaliland Uppsala 070504